๐—–udurka ๐—•abesiyosi๐—ฆ?✍︎✍︎

⚫๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐—•๐—œ๐—ฌ๐—ข๐—ฆ๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—”  " ๐˜ฝแตƒแต‡แต‰หขโฑแต’หขโฑ๐—ฆ"⌨︎✍︎

Waa maxay Xanuunka Babiyosisku? Xanuunkan babiyoosisku waa xanuun ku dhaca Lo'da ,adhiga, doofaarka, Eyda iyo fardaha. kaas oo ay keenaan mid ka mid ah dulinnada xanuun dhaliyaasha ah, oo loo yaqaan "๐—•๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ฎ ๐˜€๐—ฝ๐—ฝ"

☯︎๐—ฆ๐—œ๐——๐—˜๐—˜ ๐—”๐—ฌ๐—จ๐—จ ๐—ž๐—จ๐—š๐—จ๐——๐—•๐—” ๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—”๐—ก "๐—บ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ ๐—ข๐—ณ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—บ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป :

sidoo kalena xanuunkan waxa gudbiya oo laga qaadaa qaniinyada shilinta, gaar ahaan nooca loo yaqaan ." ๐—ฅ๐—ต๐—ถ๐—ฝ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฝ๐—ต๐—ฎ๐—น๐˜‚๐˜€ ๐˜€๐—ฝ๐—ฝ"waxa xusid mudan in uu dulinka xanuunkan keenaa uu jidhka xoolaha ku galo qaniinyada shilintaas aynu soo xusnay, isla markaasna uu u gudbo habdhiska qaada dhiigga ee neeflca, muddo aan badnayn ayay ku qaadataa dulinkani inuu meerto nololeedkiisa dhamaysto si uu u noqdo mid xanuun keeni kara. Dulinkani wuxuu iskaga gudbi karaa in badan oo xoolaha ka mid ah isaga oo ku gudbi kara dhiigga bukaanka xanuunkani hayo, sidoo kalena u gudbi kara jiilka cusub isaga oo u gudbi kara uur ku jirta hooyada xanuunkani hayo. Xanuunkani waxa uu ku soo muujin karaa calaamado muddo 2 ilaa 3 usbuuc ah.

♲︎๐— ๐—”๐—ซ๐—” ๐—Ÿ๐—”๐—š๐—จ ๐—š๐—”๐—ฅ๐—”๐—ก๐—ž๐—”๐—ฅ๐—” ๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—”๐—ก? "๐—–หกโฑโฟโฑแถœแตƒหก ๐—ฆโฑแตโฟหข"?

Cudurkani waxa uu caan ku yahay oo lagu garan karaa astaamahan:
▪️ Xummad, dhiig la'aan iyo amateed xumo.
➪ marka ugu horaysaba waxa lagu arkaa Dhiig la'aan iyo dawakhaad neefka.
➪in uu kici waayo neefku ama dhaco ayaa sidoo kale lagu garan karaa cudurkan.
➪ kaadida neefka oo midab doorsoonta (casaan ama guduud)
➪ mararka maarkood waxa lagu arki karaa kaadi dhiig la socdo
➪marka la qalo neefka waxa lagu arki karaa calaamado u badan kuwa ay sababaan dhiig la'aanta iyo dullinada dhiigga raacaa.

♲︎︎︎๐—”๐—ฆ๐—ง๐—”๐—”๐— ๐—”๐—›๐—” ๐—ž๐—”๐— ๐—จ๐—จ๐—ค๐—”๐—ก๐—ž๐—”๐—ฅ๐—ข ๐—•๐—จ๐—ž๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—จ๐—จ ๐——๐—›๐—œ๐—ก๐—ง๐—ข"๐—ฃแต’หขแต—แตแต’สณแต—แต‰แต ๐—ฆโฑแตโฟหข"

Astaamaha ugu badan ee lagu arki karo bukaanka cudurkani Helay waxa ka mid
ah:
➪ barar lagu arko beeryarada neeflca.
➪ midab cadaan xigeen ah oo lagu arko meelaha jilicsan ee jidhka, taas oo muujinaysa baaxadda dhiig la'aanta ee uu xanuunku keenay.
➪ midabka kelyaha oo madaw isku bedela.
☯︎ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ xanuunkan waxa lagu khaldi karaa oo ay astaamo wadaag yihiin inta badan xanuunada ay keento shilintu iyo kuwa dulinadu sababaan. kuwaas oo ka siman, dhiig jajabinta, xumadda, kaadi doorsoonka iyo dawalchaada uu bukaanku sameeyo.
xanuunkan waxa lagu xaqiijin karaa si looga garto dhamaan cuduradaas aynu soo sheegnay in si sax ah bukaanka looga qaado dhiig isla markaasna laga baadho dulinka xanuunkan keena.

♲︎︎︎๐—ž๐—”๐—›๐—ข๐—ฅ๐—ง๐—”๐—š๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐——๐—”๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—ง๐—” ๐—–๐—จ๐——๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” }{๐—ฃสณแต‰แต›แต‰โฟแต—โฑแต’โฟ ๐—”๐—ป๐—ฑ ๐—งสณแต‰แตƒแต—แตแต‰แต๐˜}"

▪️bukaanka xanuunkani helay waxa lagu daawayn karaa daawooyinka kala ah
diminazene diaceturate iyo Imozol.
▪️ sidoo kale cudurkan waxa lagaga hortagi karaa in la cidhib tiro dhamaan shilinta joogta xerada iyo xoolaha dushoodaba, iyada oo la isticmaalayo dawooyinka buufinta iyo kuwa xoolaha lagu duro.
▪️in laga taxadiro dhamaan waxyaabaha uu ku gudbo xanuunkani, sida dhiigga iyo qalabka loo isticmaalo in lagaga shaqeeyo xoolaha.
▪️ in aan xerada lagu darin xoolaha cusub ee la soo iibiyo ama meelo kale laga keeno, meel gaar ahna lagu xanaaneeyo.


๐—ช๐—ฟ๐—ถ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ป ๐—ฏ๐˜† /Somali Veterinary Doctors ✍︎✍︎

Post a Comment

0 Comments