𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗖ᵃᵃⁿᵃʰᵃ 𝗔𝗿𝗶𝗴𝗮

 FAA'IDADA CAANAHA ARIGA.


1. Waxay caafimaad siiyaan wadnaha,

Sababtoo ah, waxaa kujira "magnisium"

Oo joogteysa garaaca wadnaha, sidoo kale waxay ka hortakaan "xinjireynta" dhiiga.

2. Waxay ka hortag u yihiin, "caabuqa"

Sababtoo ah, waxay sameeyaan compound ah "oligosaccharides"

Kaas oo naga caawiya, in sidhaqso ah

Caabuqu u biskoodo.

3. Waxay xoojiyaan "lafaha".

Waxa ku jira "calcium" 1 koob oo caanaha ariga ah waxaa kujira 327minerals ah"macdan ah"

WXAA LAKA HELAA "VITAMIN D"

Sidoo kale waxay ka hortagaan

In ay "Lafahu jilcaan,.

4.waxay u wanaagsan yihiin shiidida"metabolism".

Waxay sara uqaadaan macdanaha

Kaqeyb qaata shiidida"metabolism"

Sida IRONKA,MAGNASIUMKA,cal &p

5. Waxay fududeeyaan "dheefshiidka",

Fat kujira canaha, aad buu uyar yaryar yahay, taas baa keeneysa fudedka,

6.waxay sara uqaadaan caafimaadka "maskaxda", lipidka kujira caanaha ariga waxay hoos u dhigaan "walwalka" 

7. Waxay ka hortag u yihiin "dhiig la'aanta"

Sababtoo ah, waxay sara u qAadaan

"Ironka" dhiiga kujirta, si Absorption"soo dhuuqis" loogu sameeyo kadibna RBC loo sameeyo.

8. Waxay ka qeyb qaataan, "caafimaadka maqaarka" 

9. Waxay kordhiyaan "caafimaad qabka tinta" iyo dhaldhalaalkeeda.



Post a Comment

0 Comments