Pneumonia {Dhugato}

Waa maxey cudurka dhagatadu?


Dhugatadu waa cudur kudhaca habdhiska neef mareenka xoolaha waana cudur inta badan lagu arko geela (camel)

Etiology(cudur sababo)

Cudurkan waxaa sababa ama keena Bacteriyo tasoo loogu yeero mycoplasma pneumonia ``Predisposing foctor(wax yalaha fududeynkara inuu dilaaco cudurkani) 

Xili roobaadkaNeefka oo aan waxba cunin Xiliga ababbida(wearing time)

Clinical sigsn(calamadaha)

➡️Xumad ama qandho (40 C)

➡️Qufac &dhareer ,duuf

➡️Neef qabatin

➡️ Dhiig kasocda sanka

➡️Nef tuur

➡️Neefka oo ilmeeya(lacrimation)

➡️  Neefka oo daqa joojiya  





Prevention and treatment (kahortaga iyo daweynta cudurka) 

Cudurkani waxa uu kamid yahay cudurada leh talaal iyo dawooyin Kudadaal nadafada neefka Karantiil kusamee neefka cudurkan qaba (7-10 malmood)

Kudawee neefka uu cudurkani hayo dawooyinka (antibacterial Drugs)

Oxeytetracyclines

 Penicillin

  Streptomycin

 Amoxicillin


Post a Comment

0 Comments